HomeAll newsIna Cabdi Shakuur: Waxaan Ku Dhex Noolnahay Dhismayaal Lagu Wareejiyay Caro iyo...

Ina Cabdi Shakuur: Waxaan Ku Dhex Noolnahay Dhismayaal Lagu Wareejiyay Caro iyo Dhegxaan.

Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah xillibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa ka hadlay xaaladda amni ee ay ku noolyihiin madaxda iyo xubnaha Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in xaaladooda amniga ay tahay mid aan wanaagsaneyn, ayna noloshoodo kusoo koobantay iney ku dhex jiraan dhismayaal dhinacyada looga wareejiyay caro iyo dhegxaan.

Halkan ka dhagayso hadalka Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular