HomeAll newsItoobiya: Waa Cadow Dadka Noo Diidan Badda Cas.

Itoobiya: Waa Cadow Dadka Noo Diidan Badda Cas.

Dowladda Itoobiya ayaa markale ku celisay inaaney gorgortan ka galynin gaaritaanka qeybo kamid ah badda cas.

Maamulaha machadka arimaha dibadda ee Itoobiya Jacfar Badruu ayaa soo jeediyay in Itoobiya la wareegto Badda Cas.

Wuxuu yiri ” amniga qaranka Itoobiya iyo dhaqaalaheedaba wuxuu ku tiirsanyahay badda cas”.

Warkan wuxuu ku biirayaa hadallo kala duwan oo kasoo baxay masuuliyiin Itoobiyaan ah oo muujinaya sida ay uga go’antahay la wareegitaanka badda cas.

Halkan ka dhagayso hadalka kasoo baxay masuulka Itoobiyaanka ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular