Loollan adag ayaa qaaradda Afrika ku dhexmaraya dowladaha reer galbeedka iyo tan Ruushka, kuwaasoo dhinac weliba uu ku doonayo inuu ku gacan sareeyo galaangalka qaaradda.
Faransiiska oo wakiil ka ah reer galbeedka ayaa hadda wada isku dayo uu ku doonayo inuu ku kasbado walaha xukuumadda Afrikada-dhexe, su’aasha la isweydiinayana waxay tahay, Afrikada dhexe ma noqon kartaa furaha reer galbeedka uu Afrika kaga awood badnaan karo Ruushka iyo Fagnar?
Majallada Jeune Afrique oo kamid ah warbaahinta dalka Faransiiska ayaa warbixin ka qortay qodobkan.