HomeAll newsMasuul Katirsan Dowladda Federaalka oo Dhaliil Kulul U jeediyay Laftagareen.

Masuul Katirsan Dowladda Federaalka oo Dhaliil Kulul U jeediyay Laftagareen.

Saadaad Caliyow oo ah Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowladda federaalka, ayaa eedeeyn culus ujeediyay C/Casiis Laftagareen oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Koonfur-Galbeed.

Waxa uu ku eedeeyay isku dirka beelaha walaalaha ah ee dega degaannada uu ka arrimiyo maamulkaas.

Caliyow ayaa tilmaamay in tiro dhowr jeer ah ay Laftagareen kala hadleen inuu iska joojiyo falkaas uu ku howlan yahay balse uu dhagaha ka fureystay, iminkana ay si toos ah warbaahinta ugu marinayaan.

Dhagayso Masuul DF katirsan oo Eedeeyey Laftagareen

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular