Waxaa soo badanaya qoraayaasha Yahuudda ah, siyaasiyiinta iyo wariyaasha tilmaamaya in Yahuuddu ku jabeen dagaalka sagaal bilood jirsaday ee ka socda Marinka Qazza. Qoraa Yahuudi ah oo maqaal ku qoray wargeysak Haerts ayaana tilmaamay in la gaaray waqtigii ay qiran lahaayeen jabka.
Halkan ka dhagayso falanqeyn ku aadan maqaalka.