Maamulka Yahuudda ayaa isku dayaya inuu wujuud rasmi ah ku yeesho mandiqadda Geeska Afirka, goobaha ugu muhiimsan ee uu joogana waa dalka Ereteria, halkaas oo ay ku leeyihiin saldhig ciidan oo ay ka ilaaliyaan Badda Cas.
Dhagayso Warbixin;_Saldhigga_Dahlak_ee_Ereteria iyo Yahuudda