Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Barbara ee xarunta gobalka Saaxil ka jiray, sara ukac ku yimid qiimaha shidaalka ee magaaladaas.
Gaadiidleyda ku dhaqan magaalada ayaa waxa ay sheegeen, in maamulka Somaliland uu ku mashquulsan yahay waxyaabo aan dan u aheyn bulshada, halkii uu wax ka qaban lahaa baahiyaha bulshada.
Waxa ay tilmaameen iney saameyn xooggan ku yeelatay saraca ku yimid qiimaha shidaalka, islamarkaana uu istaagay isku socodkii gaadiidka isaga kala gooshi jiray goballada.
Halkan ka dhagyaso Sarakaca qiimaha Shidaalka ee Berbera.