HomeAll newsSoomaalida ku Dhaqan Stockholm oo ka Cabanaya Kirada Guryaha oo Lagu Kordhiyay.

Soomaalida ku Dhaqan Stockholm oo ka Cabanaya Kirada Guryaha oo Lagu Kordhiyay.

Iyadoo ay Soomaalidu dhibaatooyin kala duwan ku wajahayaan wadamada reer-galbeedka ee ku caan baxay cunsuriyeynta dadka Muslimiinta ah, ayaa waxaa mid kamid ah wadamadaas laga soo sheegayaa dhibaato ay ku wajahayaan Soomaalida.

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa waxa ay cabasho xooggan ka muujinayaan kirada guryaha oo lagu qaaliyeeyay.

Waxa ay tilmaameen in sannadkii labaad ay socoto arrintaan, taasina ay saameyn ku yeelatay noloshooda.

Halkaan ka dhageyso cabashada Soomaalida Stockholm

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular