HomeAll newsWar-Saxaafadeed: Dhiiga Shacabka Buulo-Mareer Ma Noqon Doono Hadur. .

War-Saxaafadeed: Dhiiga Shacabka Buulo-Mareer Ma Noqon Doono Hadur. [Akhriso].

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si deg-deg ah uga hadahsey xasuuqii habeenkii xalay ciidamada Uganda ka geysteen magaalada Buulo-Mareer, kaasoo ay ku dileen 4 ruux oo shacab ah oo 3 kamid ah dhalinyaro ahaayeen, halka kan afaraadna uu qof waayeel ahaa.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay wacad ku martay in xasuuqaas aanu jawaab la’aan ahaan doonin, ciidamada Shisheeyaha ee geystayna laga aargudi doono.

War Saxaafadeed kasoo baxay xafiifka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa baaq loogu diray umadda Soomaaliyeed, baaqaaas oo ah iney iska kaashadaan sidii dalka looga saari lahaa ciidamada Shisheeyaha.

Halkan ka akhriso Warsaxaafaeedka

Halkan ka dhagayso War saxaafadeed- xasuuqa Buulomareer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular