HomeAll newsWasiir Hore "Al-Shabaab Ayaa Iska Dhicin Kara Itoobiya".

Wasiir Hore “Al-Shabaab Ayaa Iska Dhicin Kara Itoobiya”.

Cabdi Saciid Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda soona noqday lataliyihii hore ee amniga ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay, in cidda kaliya ee ka hortagi karta damaca dowladda Xabashida Itoobiya ay tahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Isagoo wareysi siinayay warbaahinta Ingariiska ayuu ka dhawaajiyay hadalkaan, isagoona tilmaamay in dowladda fedaraalka aysan qaadi karin tallaab ka dhan ah Itoobiya, cidda kaliya ee ay ka waabaneysana ay tahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Dhageyso Codka Wasiir Hore Cabdi Saciid

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular