Maamulka Islaamiga ee gobolka Gedo ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa heshiis nabadeed dhex dhigay beelo ku dagaallamayay maalmihii tagay, qeybo kamid ah gobolka Gedo.
Munaasabad ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen odayaal matalayay dhinacyada dagaallamay, iyo masuuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga ee Gedo ayaa ka dhacday qeybo kamid ah gobolka, dhinacyda dagaallamay ayaana gaaray heshiis nabadeed.
Halkan ka dhagayso faafaahin ku aadan kulanka beelaha lagu heshiisiiyay.