Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa hadal uu jeediyay wuxuu kusoo hadal qaaday arimo kala duwan oo la xiriira dowladda uu isagu hogaamiyo ee Shisheeyuhu ku ilaaliyaan Muqdisho.
Wuxuu mar uu ka hadlayay in Soomaaliya uu yaahy dal barwaaqo ah, kheyraad badan, hadana aan laga faa’ideysan, u sababeeyay in Dowladda Federaalka tahay dowlad nugul.
Wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday Xasan Sheekh Maxmuud, mucaaradada xoogan ee waayadii ugu dambeysay uga imaaneysay masuuliyiin iyo siyaasiyiin katirsan Dowladda Federaalka.
Halkan ka dhagayso hadalka Xasan Sheekh Maxmuud; madaxweynaha DF.