HomeAll newsXuseen Caydiid Oo Sheegay in Isaga iyo Siyaasiyiin Kale Kusoo Barbaareen Kaniisadda.

Xuseen Caydiid Oo Sheegay in Isaga iyo Siyaasiyiin Kale Kusoo Barbaareen Kaniisadda.

Xuseen Maxa’ed Faarax Ceydiid oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii kumeel gaarka ahaa ee ay Shisheeyuhu ka dhiseen Soomaaliya ayaa waraysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay in isaga iyo siyaasiyiin lamid ah ay kusoo barbaareen kaniisadaha.

Dhinac kale, wuxuu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dagaallameyso, awood milliterina lagu maquunin karin.

Halkan ka dhagyaso warbixin hadalka Xuseen Caydiid.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular