HomeAll newsCabashada Bulshada Muqdisho oo Marba Marka ka Dambeysa isasoo Tareysa.

Cabashada Bulshada Muqdisho oo Marba Marka ka Dambeysa isasoo Tareysa.

Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada C/Casiis ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhulboob ay kala kulmayaan Dowladda Federaalka.

Maamulka degmada oo ciidamo wata ayay ku eedeeyeen inuu weerar kusoo qaaday guryahooda, islamarkaana ay afduub iyo barakicin ka billaabeen goobta.

Waxaa lagu wargaliyay in la gatay guryahooda ee ay daganayeen muddo ka badan 40 sano.

Halkan ka dhagayso dhulboobka ka socda magaalada Muqdisho.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular