Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degaanno katirsan dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Somaliland ka da’ay roobab xooggan oo dhaaliyay daadad ku tahay degaannada.
Dhul-beereedyo ku yaalla illaa 3 degaan ayaa lasoo warinayaa iney daadadku la tageen oo ay baabi’iyeen.
Xildhibaan katirsan maamulka oo lagu magacaabo Jamaal ayaa ka warbixinayay daadadka iyo saameynta ay reebeen.