Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa caawa baahisay, muuqaal ciwaankiisu yahay Turkiga iyo Dowladda Fedaraalka oo u Dabaal Degay Dumiyihii Khilaafada Islaamka iyo Aas Aasihii Dowladda Turkiga.
Muuqaalkaan ayaa lagu soo bandhigayaa cidda uu yahay hogaamiyaha ay udabaal dageen labadaan dowladood, iyo taariikhda madow ee uu leeyahay Dumiyihii Khilaafada Islaamka iyo Aas Aasihii Dowladda Turkiga.
Hoos ka daawo muuqaalka