HomeAll newsDaawo: Xillibaannada Dowladda Federaalka oo Ka Qeyla Dhaamiyay Lacagaha Lagu soo Rogay...

Daawo: Xillibaannada Dowladda Federaalka oo Ka Qeyla Dhaamiyay Lacagaha Lagu soo Rogay Shacabka.

Kala fadhigii Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee maanta, ayay markale waxay xillibaannadu kasoo horjeesteen lacagaha xad dhaafka ah ee lagu soo rogay shacabka magaalada Muqdisho.

Xillibaannada ayaa sharci darro ku tilmaamay lacagaha ay soo kordhisay Dowladda Federaalka.

Halkan ka daawo Warbixin:Hadalka Xillibaannada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular