HomeAll newsDEG-DEG: Al-Shabaab Oo Lagu Wado Iney War Kasoo Saarto Arinta Canshuurta VAT.

DEG-DEG: Al-Shabaab Oo Lagu Wado Iney War Kasoo Saarto Arinta Canshuurta VAT.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kata’ib, oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa goordhow ballanqaaday iney baahin doonto kalimad uu jeedinayo sheekh Cali Dheere, oo ah afhayeenka Xarakada.

Kalimadan ayaa waxaa ciwaan looga dhigay digniin kama dambeys ah oo ku socota shirkadaha, bankiyada iyo shakhsiyaadka ku lug leh boobka hantida shacabka Soomaaliyeed.

Halkan kala soco marka ay soo baxdo kalimadda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular