Daqiiqado kahor waxaa degmooyin katirsan magaalada Mudisho laga maqlay, juqata qarax aad xooggan oo ahaa camaliyad nafhurnino ah, taas oo lala beegsaday xero ay ku sugnaayeen askar katirsan dowladda fedaraalka.
Naftii hure katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa camaliyadda nafhurnimada ah la beegsaday, xero lagu magacaabo Roob Da’ay oo ay askarta dowladda fedaraalka gaar ahaan kuwa sirdoonka ku leeyihiin degaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Waxaa lasoo warinayaa inuu jiro khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaas oo gaaray askarta dowladda fedaraalka, iyagoo iminka ku howlan daad gureynta meydadka iyo dhaawacyadooda.
Wixii tafaasiil dheeraad ah ee kusoo kordha camaliyaddana waan soo gudbin doonnaa insha’allaah.