HomeAll newsDhageystayaasha Al-Furqaan oo ka Aragti Dhiibtay Canshuuraha Muqisho.

Dhageystayaasha Al-Furqaan oo ka Aragti Dhiibtay Canshuuraha Muqisho.

Qaar kamid ah dadweynaha ku xiran warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan oo aragtidooda kasoo dhiibtay, canshuuraha dowladda fedaraalka ay kusoo rogtay bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Halkaan ka Dhageyso Argatida Dadweynaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular