Xilligan aynu noolnahay, waxaa dunida aadka looga adeegsadaa teleefannada casriga ah ee kala duwan, dadka aad ugu maman ee isticmaalana waxaa kamid ah caruurta, kuwaasoo ka dhaxlay dhibaatooyin kala duwan.
Halkan ka dhagayso Warbixin- Dhibaatoyinka Ay Moobeeladu Dhaxlsiiyaan Ubadka