HomeAll newsDowladda Fedaraalka oo Muddo Bilooyin ah Go'aan ka Gaari la' Kiiska Sayid...

Dowladda Fedaraalka oo Muddo Bilooyin ah Go’aan ka Gaari la’ Kiiska Sayid Cali. [Muuqaal].

Waxaa weli Dowladda Federaalka ay go’aan ka gaari la’dahay kiiska Sayid Cali, oo ah nin ku eedeysan inuu gubay xaaskiisa dhowr bilood kahor, wuxuuna ninkan horey uga soo muuqday mxakamadda gobolka Banaadir, Tan Rafcaanka, isagoo maantana la hor keeney Maxkamadda Sare.

Halkan ka daawo Muuqaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular