Waxaa kulan maanta ka dhacaya magaalada Ankara ee caasimadda wadanka Turkiga lagu wadaa, in Dowladda Federaalka ay badda Soomaaliya qeyb kamid ah ku wareejiso dowladda Xabashida ee Itoobiya.
Hadaba wararkii ugu dambeeyay ee la xiriiray arintan, waxaa isha ku hayay Cabdil Fataax Maxamed Qaasim, oo kamid ah wariyaasha warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.