Munaasabad ka dhacday wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa waxaa dowro sharci ah loogu soo xiray, ciidanka Xisbada ee wilaayaadaas.
Dowrada oo socotay muddo 3 bilood ah ayaa waxa ay ciidanka Xisbadu ku qaateen duruus kala duwan, waxaana munaasabaddii kagu soo xirayay kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Culimo iyo marti sharaf kale.
Halkaan ka Dhageyso Faahfaahinta Dowrada Xisbada