HomeAll newsFALANQEYN: Dowladda Federaaka, Canshuurta Vat iyo Ururka Bulshada Bariga Afrika.

FALANQEYN: Dowladda Federaaka, Canshuurta Vat iyo Ururka Bulshada Bariga Afrika.

Dowladda Federaaka, waxay ku doodaa iney tahay dowladda ugu canshuurta yar wadamada bariga Afrika, hadaba maxaa ka jira arinkaas?

Maxaase ka ognahay in lacagaha baadda ah ee la doonayo in laga qaado reer Muqdisho, ay kamid tahay culeesyada laga dhaxlay ku biiritaankii Dowladda Federaalka ee ururka bulshada bariga Afirka.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn- Dooda Canshuurta VAT

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular