Horumar ballaaran oo xagga ganacsiga ah ayaa laga dareemayaa degaanka Caad oo kamid ah gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Degaankaan oo kamid ah kuwii ay duullaanka kusoo qaadeen ciidamada dowladda fedaraalka, balse looga xureeyay weeraro cagmarin ah, ayaa waxaa iminka laga dareemayaa haorumar dhanka ganacsiga ah.
Sidoo kale gancsatada degaanka ayaa ka warbixiyay dhibaatooyinkii dhaqaale ee ay kala kulmeen ciidamada dowladda fedaraalka, iyo amniga ay hadda dareemayaan.
Halkaan ka Dhageyso Harumarka Ganacsi ee Degaanka Caad