Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay fuliyeen howlgallo khasaare kala duwan geystay, kuwaas oo ka dhacay Sh-hoose iyo gobalka Mandheera ee dhulka NFD.
Weerarka koowaad oo ahaa mid kamiin ah ayaa waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la beegsadeen kolonyo katirsan ciidamada Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Dhamase ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya.
Ugu yaraan 2 askari ayaa lagu dilay weerarkaan, halka lagudhaawacay 2 kale.
Isla Mandheera waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar ku qaadeen, xerada askarta Kenya ee deegaanka Sheekh Barroow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheer.
Waxaa weerarkaan lagu gubay mid kamid ah gaadiidkii ciidamada Kenya uyiillay xerada la weeraray.
Dhanka gobalka Sh-hoose, waxay ciidamada Xarakada Mujaajidiinta Al-Shabaab xalaay weerar qarax ah ku qaadeen, guri ay ku sugnaaayeen askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku yaalla degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.
Waxaa qaraxaani lagu dhaawacay 2 askari oo katirsanaa ciidankii ku sugnaa guriga la qarxiyay.