HomeAll newsJubbada Dhexe oo Lagu soo Bandhigay Askar Isku Soo Dhiibtay Al-Shabaab.

Jubbada Dhexe oo Lagu soo Bandhigay Askar Isku Soo Dhiibtay Al-Shabaab.

Waa askari hore uga soo goostay Dowladda federaalka

Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Dhexe, ayaa warbaahinta usoo bandhigtay askar kasoo goosatay Dowladda Federaalka, oo isku soo dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Askarta lasoo bandhigay ayaa tiradoodu waxay gaareysaa 4 askari, waxayna ka tirsanaayeen ciidamada Dowladda Federaalka.

Mar ay Saxaafadda la hadlayeen ayay ka hadleen waxa ku kullifay iney kasoo baxaan safkii ay horey ugu jireen, oo ay isku dhiibaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waayadii u dambeysay, waxaa aad usoo badanayay ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ee isku dhiibaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoo tilmaamaya iney dareemeen xaqiiqda waxa ay labada dhinac isku hayaan.

Halkan ka dhagayso Askarta isasoo dhiibtay oo Warbaahinta la hadlay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular