Khasaare ayaa ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay magaalada Balli-gubadle ee uu ka arrimiyo maamulka la baxay Somaliland.
Koox Jabhad ah oo kasoo horjeeda maamulka la baxay Soomaliland ayaa weerar kusoo qaaday maagalada.
Ugu yaraan 1 ruux oo aheyd haweeney kamid ah dadka magaalada ayaa la xaqiijiyay iney ku dhimatay iska hor-imaadkaan.