HomeAll newsKudhawaad 150 Qof Oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Weerarkii Xeebta Liido....

Kudhawaad 150 Qof Oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Weerarkii Xeebta Liido. [BAYAAN].

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war saxaafadeed rasmi ah kasoo saartay khasaaraha ka dhashey howlgalkii Inqimaasiga ahaa, ee xalay ka dhacay dhisme ku yaala Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

War Saxaafadeedka waxaa lagu sheegay, in howlgalka lagu dilay 54 xubin oo katirsan Dowladda Federaalka, halka lagu dhaawacay 87 xubnood oo kale, oo dhamaantooda ah xubno katirsan Dowladda Federaalka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxay tilmaamtay in howlgalka Xeebta Liido ee lagu laayay xubnaha Dowladda Federaalka, uu aargud u yahay qof kasta oo Soomaaliyeed oo dhibane u ah gabood fallada Dowladda Federaalka iyo ciidankeeda.

Halkan ka akhriso War Saxaafadeedka.

Halkan ka dhagayso War Saxaafadeedka Taliska Ciidanka ee Al-Shabaab.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular