HomeAll newsMaamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo Diyo Ukala Qaaday Labo Beelood oo...

Maamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo Diyo Ukala Qaaday Labo Beelood oo Walaalo ah.

Beelaha Makanne iyo Eylo ayaa loo kala wareejiyay wajiga koobaad ee diyada wiil ay dileen Qabiilka Makanne oo ka dhashay Beesha Eylo, taasoo gaareysa 10 Halaad oo Geel ah.

Diyo wareejintan ayaa ka dhacday degaanka Booco ee hoostaga magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Waxgaradka Beesha Makanne oo ah tan diyada bixisay ayaa sheegay, in inta kale ee ku hartay ay kusoo wareejin doonaan muddo ku siman 5 bilood.

Dhinaca kale, nabadooonnada beesha Beesha Eylo iyo aabbaha dhalay wiilka la dilay ayaa goob-joog ka ahaa halka diyada lagu kala qaadanayay.

Halkaan ka Dhageyso Warbixinta Diyada Lakala Wareejiyay

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular