HomeAll newsMaamulka Puntland oo DF ku Eedeeyay Boobka Hantida Ayna ku Fashilantay Amniga.

Maamulka Puntland oo DF ku Eedeeyay Boobka Hantida Ayna ku Fashilantay Amniga.

Masuul katirsan maamulka Puntland ayaa eedeyn ujeediyay Dowladda Fedaraalka, isagoona sheegay iney tahay dowlad fashilantay.

Wasiirka warfaafinta maamulka la baxay Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa waxa uu sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay jaha wareertay, islamarkaana ay kala garan la’yihiin howsha uu nin walbo uxil saaran yahay.

Waxa uu soo hadal qaaday boob uu sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku heyso dhulalka hantida guud iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay.

Waxa uu geesta kale xusay in ay sidoo kale ku fashilmeen amniga, aysanna jirin dowlad balse ay yihiin qowleysato wax boobeysa.

Halkaan ka Dhageyso Warbixinta Wasiirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular