HomeAll newsMaamulka Puntland oo si Jees-jees ah Ugu Jawaabay Dan-yar ka Cabaneysa Sicir-barar.

Maamulka Puntland oo si Jees-jees ah Ugu Jawaabay Dan-yar ka Cabaneysa Sicir-barar.

Degaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka jiray sicir-barar baahsan oo ay dadka degaanku ka cabanayeen.

Bulshada ku nool degaannadaas ayaa ka cabanayay in maciishada ay sare ukacday, waxyaabo badanna qaaliyoobeen, halka maamulka la baxay Puntland uusoo rogay canshuuro xad-dhaaf ah.

Halkaan ka Dhageyso Warka Maamulka Puntland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular