Qaar kamid ah haweenka ku dhaqan degmada Sheekh ee Mandiqadda Saaxil oo uu ka arrimiyo maamulka la baxay Somaliland, ayaa waxa ay eedeynn ujeediyeen gudoomiyaha degmada ugu magacaaban maamulkaas.
Haweenka ayaa waxa ay sheegeen, in iskuul iyaga ugaar ah oo ay wax ku baran jireen uu gudoomiyuhu burburiyay, islamarkaana xoog kula wareegay dhulkii uu iskuulku ku yiillay.
Dad dano gaar ah ayay sheegeen in laga iibinayo iskuulka, haweenkii wax ku baran jiray iskuulkana ay iminka meel cido ah soo istaageen.