HomeAll newsMaamulka Somaliland oo Lagu Eedeeyay inuu Weli Boob Ka Wado Hargeysa.

Maamulka Somaliland oo Lagu Eedeeyay inuu Weli Boob Ka Wado Hargeysa.

Qaar kamid ah haweenka ku dhaqan magaalada Hargeysa oo ka cabanaya xubin katirsan maamulka la baxay Somaliland oo dhul boob ku haya.

Waxa ay sheegeen in isagoo wata ciidan iyo gaadiidka cagafta uu soo weeraray qoysaskaan degan magaalada Hargeysa.

Guryahoodii ayay sheegeen in cagafta la marsiiyay islamarkaana dhulka lala simay.

Waxaa waayadii u dambeysay isasoo tarayay cabashada ay soo bandhigayaan bulshada ku nool magaalada Hargeysa, oo sheegay in dhulkii ay degnaayeen laga barakicinayo.

Halkan ka dhagayso cabashada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular