Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa heshey magacyada qaar kamid ah, saraakiisha dhimashada iyo dhaawaca ku nqoday weerarkii Beach Veiw ee Xeebta Liido.
Saraakiisha aan magacyadooda helnay ayaa ka kala tirsan wasaaradaha Xukuumadda, Laamaha kala duwan ee ciidamada, iyadoo ay qeyb ka yihiin xubno katirsanaa safaaradaha reer galbeedka ee magaalada Muqdisho.
Halkan ka dhagayso Faahfaahinta Magacyada Saraakiisha La Aqoonsaday