HomeAll newsMashruuc Baaritaan iyo Daweyn ah Oo Laga Sameeyay Duleedka Afmadow.

Mashruuc Baaritaan iyo Daweyn ah Oo Laga Sameeyay Duleedka Afmadow.

Maamulka Islaamiga ah ee Jubbada Hoose, ayaa mashruuc isuga jira baaritaanno caafimaad iyo dawo qeybin wuxuu ka sameeyey deegaann hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Mashruucan ayaa waxaa ka faa’ideystay inkabadan 100 ruux oo aad ugu baahndaa gurmadkan, kuwaasoo ku nool duleedka degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Hoose, ayaa deegaannada ay maamusho waxay waayadii u dambeysay ka fulisay mashaariic kala duwan oo waxtar u ah bulshada, waxgaradka ayaana aad usoo dhaweeyey tallaabooyinkan.

Halkan ka dhagayso dadka ka faa’ideystay mashruucan iyo shucuurtooda.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular