Sabarku waa sahay, waa saad qaaliya oo aad ku anfacaya xilliga dhibaatadu kula soo gudboonaato, ama naftaadu ay dareento ciriiri iyo iney kahaneyso sheyga markaas la farayo, ama loo dirayo.
Waa tababar nafsi ah iyo mid jireed oo ay nafleydu qaataan, islamarkaana la qabsadaan haddii ay ku cel celiyaan oo ay joogteeyaan xilli kasta.
Waxaa madaraso aadan ka maarmin oo mar waliba kusiineysa cashar cusub oo aad baahi wayn uqabto, kaana soo saareysa qof hagaagsan oo nolosha kaga jira halkii ku habooneyd.
Haddaba maxaa qofka ugu kaalmeynaya inuu sabar la yimaado, maxaase fawaa’id ah oo uu helayaa ruuxii sabra? ku dhageyso warbixintaan hoose.