Maalmihii lasoo dhaafay waxaa wadamo dhaca bartmaha iyo bariga qaaradda Africa laga soo sheegay cudur cusub oo lagu magacaabo Monk Pox.
Haddaba Maxaad Kala Socotaa Halista Cudurka Monk Pox oo Hadda Maraya Dalka Kenya?
Wariyaheena Yaasir Cabdullaahi ayaa ka wareystay Dr Xidig oo kamid ah dhaqaatiirta Isbitaalka Guud ee Jilib.