Labadii Sano ee uu xilka hayay Xasan Sheekh, Madaxweynaha dowladda fedaraalka waxa mamagaalada Muqdisho ka dhacay, weeraro xooggan oo ay fulisay Xarakada Mujaahidiinta AL-Shabaab.
Weerarada oo ahaa kuwa nafhurnimo iyo inqimaasiyo isugu jira ayaa lagu laayay, masuuliyiin, saraakiil, iyo askar katirsan dowladda feraraalka.
Haddaba Maxaanu ka ognahay Camaliyaadka Nafhurnimada ah ee labadii sano ee u dambeysay ka dhacay Muqdisho?
Halkaan ka Dhageyso Camaliyaadka Istish-haadiyada ee labadii sano ee u dambeysya