HomeAll newsMaxaanu Kala Soconaa Shirka Turkiga Ka Socda ee Itoobiya Lagu Siinayo Badda...

Maxaanu Kala Soconaa Shirka Turkiga Ka Socda ee Itoobiya Lagu Siinayo Badda Soomaaliya?

Weli waxaa dalka Turkiga ku sugan wufuud ka kala socota Dowladda Federaalka iyo Itoobiya, waxaana xukuumadda Ankara ay u xusul duubeysaa sidii Itoobiya qeyb looga siin lahaa badda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka ayaa xooga saareysa iney qariso xogaha iyo macluumaatka shirkan, oo ay aad uga feejiganyihiin bulsha weynta Soomaaliyeed.

Hadaba maxaanu kala soconnaa shirka ka socda dalka Turkiga ee Itoobiya lagu siinayo badda Soomaaliya?

Halkan ka dhagayso Tafaasiil ku saabsan shirka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular