Dowladda Turkiga ayaa dano siyaasadeed iyo mid dhaqaale ka leh waxay ku sheegtay dhex-dhexaadinta ay ka dhex wado Dowladda Federaalka iyo Itoobiya, waxaana dowladan iyada qudheeda kamid tahay dowladaha dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya.
Dhagyaso Warbixin- Dhexdhexaadinta Turkiga ee Itoobiya iyo Dowladda Federaalka