Wararka ka imaanaya wadanka Yemen, ayaa tilmaamaya in mujaahidiinta Ansaaru Shareeca oo ah faraca AlQaacida ee Yemen fuliyeen, camaliyad nafhurnimo ah oo lagu beegsaday ciidamo katirsan Murtazaqada Imaaraatka Carabta.
Naftii hure kaxeynayay gaari miineysan, ayaa gudaha u galay saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Murtazaqada Imaaraatka Carabta oo ku yaala, koonfurta wadanka Yemen.
Warar horudhac ah oo la helayo ayaa tilmaamaya in camaliyadda Istish-haadiyada ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ugu yaraan 50 askari, sida ay baahisay warbaahinta Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca.
Waa mid kamid camaliyaadkii ugu dhiig daadashada badnaa ee qeybta ka ah xamlo dagaaleedka Sihaamul Xaqq, laguna beegsado malleeshiyaadka taabacsan Imaaraatka Carabta, kuwaasoo dalka Yemen ka geysanaya gabood fallo wuxuushnimo ah oo ka dhan ah dadka Muslimiinta.