HomeAll newsOdayaal Katirsan Gaaljecel Oo Dhaliilay Maamulka Koonfur-Galbeed. .

Odayaal Katirsan Gaaljecel Oo Dhaliilay Maamulka Koonfur-Galbeed. [DHAGAYSO].

Qaar kamid ah Odayaasha kasoo jeeda beesha Gaaljecel, kuna sugan magaalada Muqdisho, ayaa maamulka Koonfur galbeed ee uu hogaamiyo Cabdi Casiis Laftagareen, ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo isku darka beelo walaalo ah oo dega halka ay iska galaan gobollada Baay iyo Shabeellaha Hoose.

Odayaashan oo kulan ku yeeshey magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa tilmaamay in maamulka Koonfur galbeed hurinayo colaad beeleedyo ka qarxa deegaannada dhaca wadada isku xirta Wanlaweyn iyo Buur-Hakaba oo ka kala tirsan Baay iyo Shabeellaha Hoose.

Halkan ka dhagayso Warka Odayaasha Gaaljecel ee Muqdisho.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular