Dagaalka lugaha lasii galaya sanad kaamil ah, ee Yahuuddu ka wadaan Marinka Qazza, ayaa dhulka la galay dhaqaalaha maamulka Yahuudda ee gumeysiga ku heysta dhulka ay Muslimiintu leeyihiin ee Filastiin.
Halkan ka dhagayso Saameynta Dagaalka Qazza ee Dhaqaalaha Yahuudda.