Caafimaadka waa shey daruuri u ah Aadanaha, waana qeyb kamid ah nicamta uu Alle nagu galladeystay, inkastoo qeybihiisu kala duwanyihiin, hadana gargaarka deg-dega ayaa ah kuwa ugu sii muhiimsan, maadaama uu yahay daryeelka ugu horeeya ee loo fidiyo qofka xanuunsan ama dhaawaca qaba.
Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal ee ka baxa idaacadda Al-Furqaan maalinta Jimcaha ayaan waxaan kusoo gudbineynaa taxane aan ugu magacdarnay ” Gargaarka deg-dega” waxaana soo jeediya mid kamid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed.