Wali waxaa dhisme ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ka soconaya holwgal Inqimaasi ah oo ay qaadeen rag katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Haddaba Waa sidee xaaladda goobta dagaalka iyo sida ay xubnaha taabacsan Dowladda Federaalka uga hadlayaan howlgalka inqimaasiga ee ka socda Muqdisho?