Waalid weliba wuxuu ku taamaa in caruurtiisu ay heer wanaagsan ka gaaraan waxbarashada, si taasi loo xaqiijiyo waalidiintu waxay qaadaan tallaabooyin kala duwan. hadaba warbixintan hoose waxay soo bandhigeysaa arimaha caruurta u horseedi kara iney guul ka gaaraan waxbarashada.
Halkan ka dhagayso Warbixin- Guusha Caruurta ee Waxbarashada