Macallimiintu waxay kaalin weyn ku leeyihiin barbaarinta ubadka soo koraya, illeen iyaga ayaa ah dadka baraya diin iyo adduun wixii ku saabsan intaba, hadaba macallinku sidee buu ula macaamilayaa ardeyga waxbarasho ahaan hooseeya?.
Halkan ka dhagayso Warbixin ka jawaabeysa su’aashan?