Wax akhrintu waxay muhiimad u leedahay maanka iyo garaadka ubadka, sidaas darteed waxaa wanaagsan in caruurta lagu barbaariyo akhrinta waxyaabo nafci u leh diintooda iyo aduunyadooda. Hadaba sidee lagu jecleysiin karaa caruurta wax akhrinta?
Halkan ka dhagayso Warbixin sidee caruurta u jecleysin karnaa wax akhrinta?